Dalal joojiyey lo’da laga soo dhoofiyo dalka K/Afrika & sababta ka dambeysa

Xukuumada Zimbabwe ayaa noqotay dowladii 3aad ee ka mamnuucday hilbaha xoolaha looga soo dhoofiyo dalka Koonfur Afrika kadib markii xanuuno laga helay. War kasoo baxay wasaaradda Caafimaadka Simbabwe ayaa lagu sheegay in la joojiyay keenista hilbaha laga laga dhoofiyo dalka Koonfur Afrika waxaana Wasaaraddu sheegtay in iyadoo laga fekerayo badqabka dadka si ku meel gaar … Continue reading Dalal joojiyey lo’da laga soo dhoofiyo dalka K/Afrika & sababta ka dambeysa